DAAWO-Maamulka Hargaysa oo ku hanjabay inuu Garoowe qabsanayo xilli Sanaag looga lagala wareegey.

Maamulka Soomaali diidka ah ee Hargaysa ayaa waxa uu sheegay inaysan gacantiisa ka bixin deegaamada gobolka Sanaag, wuxuuna sheegay in isagoo awood ciidan adeegsanaya uu xoog ku qabsan doono ilaa duleedka magaalada Garoowe.

DAAWO