VIDEO-Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland.

Madaxwene ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir gudoomiyey shirka golaha xukuumadda oo looga hadlayey arrimo muhiim ah oo quseeya arrimaha Puntland gaar ahaan ammaanka, dhaqaalaha, xaaladda Sanaag, safaradii Karaash iyo qodobo kale.

DAAWO