DAAWO-Gudoomiye Dhooba-daareed oo soo dhoweyn hab maamuus leh Garoowe loogu sameeyey.

Guddoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa gobolka Sanaag ayaa soo dhoweyn heer sare ah galabta loogu sameeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

DAAWO