DAAWO-Qaabkii Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland u booqday Af-urur saacad kadib markii Alshabab lagala wareegey.

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tegey deegaanka Af-urur ee gobolka Bari oo isla shalay ciidanka Puntland qabsadeen.

Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ay weheliyeen xubno katirsan golayaasha dowladda ayaa waxaa deegaanka ku soo dhoweeyey saraakiisha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland iyo shacabka kunool deegaankaasi.

DAAWO