FADEEXAD & CADDAYN-Saraakiisii iyo haldoorkii lagu dilijirey Laascaanood waxaa ka dambeeyey Muuse Biixi.

Marar badan ayaa gobolada Sool iyo Sanaag waxaa ka dhacay dilal loo geystey saraakiil, waxgarad iyo dad hal-door u ahaa bulshada goboladaasi, waxaana hadda la soo bandhigay xogo ku aadan cidda ka dambaysay dilka dadkaasi oo uu ugu dambeeyey sarkaal lagu diley Laascaanood.

Corneal Caarre oo kamid ahaan jirey taliska ciidanka Somaliland haatanna jabhad ka aasaasay gudaha Puntland si uu ula diriro Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay fadeexadda ku aadan dilkaasi oo ay dhammaan ka dambaysay xukuumadda Muuse Biixi.

DAAWO