(Dhegayso) Baracayaasha Garoowe oo loo dhisay suuq cusub

Duqa degmada Garoowe Axmed  Siciid Muuse  ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray suuq cusub oo si casri ah loo dhisay,kaas oo loogu talagaay barakacayaasha magaalada Garoowe.

 

dhaqaaalaha ku baxay suuqan ayaa waxaa bixisay Hay,ada  qaramada kidoobay uqaabilsan Qarxootiga,waxaan ujeedada suuqan loo dhisay lagu sheegay in ay tahay sidii dadka ka soo barakacay koonfurta Soomaaliya ee danyarta ah ay ugu ganacsan lahaayeen.

 

Dhegayso.