(Dhegayso) Qaar kamid ah Isimada Puntland oo gaaray dowladd deegaanka Itoobiya

Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn  waxaa maanta ka ambabaxay wafdi Isimo ah kuwaas oo gaaray deegaanka Wardheer ee ismaamulka Itoobiya.

wafdigan ayaa ujeedada ay utageen deegaanka waxaa lagu sheegay iskaashi dhexmara isimada labada dhinac iyo horumarka gobolka.

Cabdiramaan Afwayne oo lasocday socdaalka wafdigan ayaa Puntlandi.com waxa uu uga warbixiyay ujeedada ay utageen Isimada dowladd deegaanka Itoobiya.

 

Dhegayso.