(DHEGAYSO) Dowladda Puntlad oo beenisay warar lagu faafiyay saxaafada koonfurta Soomaaliya

Dowladda Puntlad ayaa beenisay warar lagu faafiyay saxaafada koonfurta Soomaaliya, wararkaas oo ku saabsan in Puntlan ay musaafurisay labo sarkaal oo madax ka ahaa hay’addo caalami ah oo Puntland ka shaqeeya.

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa sheegay Puntland inaysan ogayn meel saxaafada koonfurta Soomaaliya ka keeneen warkaan.

Halkaan ka dhegayso codka wasiirka.