(Dhegayso) Qaybo kamid ah waddooyinka Bosaaso oo uu roobku xiray iyo dowladda oo baaq loo diray

Garaad Bootaan Garaad Ismaaciil  ayaa  Puntlandi.com usheegay in inta badan wadooyinka magaalada Bosaaso ay gooyeen biyaha roobka, dadka iyo gaadiidkana ay aad isgu dhiban yihiin.

dowladda hoose ee degmada Bosaaso ayauu ugu baaqay in arintan ay wax ka qabato dibna ay ugu celiso dowladda Canshuurta ay dadka ka qaado.

Gnacsiga magaalada ayaa hakad galay,waxana wadooyinkii suuqa soo galayay xiray biyihii roobka ee ka soo rogamaday dhanka buuraha.