( Dhegayso) Halkee ayuu ku dambeeyay xaalka kaluumaystadii Bosaaso ee horay looga raray suuqa Negfish

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Iskaashatada kaluunka ee Wadajir ee degmada Bosaaso Muuse Cali Muuse ayaa waraysi uu siiyay warsidaha Puntlandi.com maanta waxa uu uga waramay xaalada kaluumaysatada Bosaaso iyo halkii uu ku dambeeyay balanqaadkii dowladda ee ahaa dhismaha Marsadii kaluunmaysada ee Bosaaso maadaama horay looga raray suuqii hore oo ay kaluumaysatadu ku ganacsan jireen.