DAAWO-Ciidan iyo gaadiid uu lahaa Boqor Buur-madaw oo ka soo baxay Somaliland una galay Puntland.

Ciidamo iyo gaadiid ka amar qaata boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw oo siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa ka soo goostay Somaliland iyagoona soo galay deegaamada Puntland, waxaana goor dhoweyd ka hadlay maamulka Hargaysa.

Waxyar sug Video-gu wuu soo degaaye