(Dhegayso) Maamulka degmada Bosaaso maxay ka qabteen biyaha wasaqaysan ee fadhiya magaalada gudaheeda ?

Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari oo intabadan roobabka Gu,aga ay ku yar yihiin ayaa laba habeen ka hor waxaa ka da,ay roobkii Gu,ga.

waxaa jira dad badan oo aan haysan gabaad ay ka galaan roobka iyo biyaha qul qulaya, waxayna dowladda hoose ee degmada Bosaaso ay sheegtay in ay arintan qorshe usameeyeen.

Guddoomiye kuxigeenka degmada Bosaaso Siciid Garoon ayaa Puntlandi.com uga waramay talaabooyinkii ay qaadeen.

Dhegayso.