(VIDEO) Marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray gobolka Sanaag iyo suugaantii ay ka tirisay Abwaanad Xaawo Xujaale

Xaawo Maxamed Xujaale oo ah Abaaanad inbadan ka tirisay suugaan dhismihii Puntland iyo marxaladihii kala duwanaa  oo ay Puntland soomartay ayay Puntlandi.com uga warantay xaalada gobolka Sanaag isbadalada ka socda iyo duulaanka maamulka  Hargaisa.

Xaawo Xujaale waxa ay la soo shaqaysay dowladdihii Cabdilaahi Yuusuf iyo Cade Muuse.

Halkan kaga bogo suugaanta ay aka tirisay marxaladaha kala duwan ee uu gobolka soomaray.