( Dhegayso) Xaalada gobolka Sanaag iyo mas,uuliyiintii ugu badanayd ee Puntland oo gobolka ku sugan

Dowladda Puntland ayaa gobolka  Sanaag waxa ay ka wadaa dadaalo lagu midaynayo shacabka gobolka loogana xoranayo meelkasata oo ay kaga sugan yihiin  gobolka mamaulka Soomaalidiidka ah ee gobolada waqooyin.

Xubnaha ku sugan gobolka waxaa kamid ah wasiirka amniga Puntland Cabdisaada Galan,waxaan dhawaan gobolka soo gaaray ciidamadii ugu badnaa ee ka soo goostay maamulka Soomaaliland ee Soomaalidiidka ah.

Duqa degmada Baran ee dowladda Puntland ayaa xaalada gobolka ugawaramay  Puntlandi.com.