Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shaqadii dib ugu fasaxay taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha ayaa shaqadiisii u fasaxay taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare Cabdixamiid Maxamed Dirir. Kadib shaqo joojin uu ku sameeyay taliyaha booliiska Puntland.

Halkaan hoose ka akhriso.