Breaking News- 1.5 USD lagu qabtay Garoonka Diyradaha nairobi ,

Lacag laga keenay Muqdisho oo gaaraysa 1.5 milyan oo Dollar ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Nairobi.

Shalay ayay Kenya soo rogtay sharci cusub oo xakamaynaya alaabooyinka lasoo saaro Dihaaradaha Muqdisho ka yimaada ee kasoo dega Garoonka Diyaaradaha Nairobi,

Wasiirada Aimaha Dibada Kenya Ayaa shalay sheegtay in la joojoyey Boorsooyinka lasoo saaro Diyaaradaha ee aan cidna la socon ee ka yimaada Soomaliya (Cargo),

Wasiiradu waxay sheegtay in la burburinayo Boorsooyinka noocaan ah hadii lagu qabto Garoonka.

Maanta ayaa Garoonka Diyaaradaha Nairobi waxaa lagu qabtay lacag uu watay nin Soomaaliya oo ay Saraakiisha Garoonka ku sheegeen inuu yahay Ehelada Mdaxweyne Farmaajo. Laakiin si rasmiya looma cadeyn in ay xaqiiq tahay inuu ninka lagu qabtay uu yahay Ehelada Madaxweynaha.

Wixii soo kordha wRkaan kala soco wararkayaga dambe.