(Dhegayso) Guddiga dib uhabaynta Hay,adaha dowladda oo kormeer ku tagay xarumaha dowladda ee gobolka Mudug

Guddiga dib uhabaynta Hay,adaha dowladda ee gobolka Mudug ayaa maanta bilaabay kormeero ay ku samaynayaan xarumaha dowladda ee gobolka Mudug.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka arimaha gudaha iyo dimuqraadiyeenta Puntland mudaneĀ  Dhabancad.

Wasiirka ayaa ka warbixinaya xarumihii ay tageen iyo wax yaabihii ay ku soo arkeen.

Dhegayso.