Guddoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray Ceel-biyood laga hirgaliyay deegaanka Dawacaley ee degmada Iskushuban

Tuulada dawacaley oo ka trsan degmada iskushuba ee gobolka Bari ayaa laga hirgaliyay Ceel-biyood riig ah oo loogu talagalay in ay dadka iyo duunyaduba ay ka cabaan.

Dhagax dhiga Ceelkan ayaa  waxaa ka qayb galay guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo.

Dhegayso,