(SAWIRRO) Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo gobolka Sanaag kusoo dhoweeyay saraakiisha iyo ciidamadii kasoo baxay maamulka Hargeysa

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaan ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal.