Madaxweyne Farmaajo oo weeraray Madaxweyne Xaaf

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ka hadlayay waxyaabihii kasoo baxay shirkii Garowe ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu yiri

  • “Xaaf wuxuu naga diidey Xalkaan usoo jeediney, Dawadii aan Galnudug usoo helay in lagu daweeyo wuu diiday inuu Xaaf qaato “

Hadalka Madaxweynaha ayaa lagu tilmaamey mid caro ka keentay oo aan u habooneyn in xiligaan uu erayadaas adeegsado.

Maxamed Farax io Arimaha Soomaaliya ka faalooda wuxuu yiri

  • ” Madaxweynuhu wuu ku deg degay erayada uu isticmaalay iyo sida uu uga hadlay Arimaha Galmudug, nooma uusan sheegin Waxa ay Galmudug qudhoodu soo jeediyeen wuxuu ka hadlay oo qura Waxay isaga iyo Raysal wasaaruhu soo jeediyeen, waana qalad, waxaa ka maqan hadalka madaxweynaha in la siyaasadeeyo,waxaa ka muuqdey Xanaaq’.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu cadeeyeybin lhilaafka isaga iyo Galmudug uu hada marayo meel aan wanaagsaneyn.

 

Puntlandi.com

Garowe