DEGDEG: Daawo: Madaxweynaha dowladda Puntland oo soo bandhigay sababihii ka dambeeyay in lagu kala tago shirkii Garowe

????????????????????????????????????

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid  Cabdulaahi Deni oo caawo shir jaraaid ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa si qoto dheer uga hadlay arrimaha Soomaaliya.

Arrinta ugu muhiimsan ee madaxweynaha  laga sugayay inuu ka hadlo ayaa ahayd sababaha ka dambeeyay in lagu kala tago shirkii Garowe ug socday dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah.

Hadaba halkaan hoose ka daawo waxa uu madaxweyne Deni ka yidhi arrintaan.