Imtixaankii Uu Wasiir Goodax Doonayay iney Puntland kula midowdo oo suuquada Muqdisho lagu iibiyey

Imtixaankii Digsiyda Sare ee Muqdisho oo la kansalay kafib markii waraaqihii Imtixaanka ay suuqa galeen maalmo ka hor maalintii loo balan sanaa in imtixaanka la qaado.

Wasiirka Waxbarashada DF ayaa bishii hore wuxuu dalbday in la mideeyo shahaadooyinka Soomaaliya arintaasoo Puntland ay diidey.

Sida hada muuqata Puntland gar ayay ku lahaayeen inay diidaan in Caruurtooda mustaqbalkooda loo gacan galiyo ganacsatada Bakaaraha oo ku caan baxay ka ganacsiga wax walba.

Fadeexda hada ka tagan imtixaanada Muqdisho waxay shaki wayn galinaydaa tayada Waxbarasho ee Skuulada Kuqdisho.

Dowlda Puntland waxay dajisay soyaasad adag oo ku wajahan tayada iyo amaanka nodaamka waxbarashada waxayna ardeyda Puntland ay hal maalin oo isku saacad ah ay u fariistaan imtixnda Dugsiyda Sare.

Puntlandi.com
Muqdisho