(VIDEO) Iskaashatada kaluunka ee Bosaaso oo doortay Guddoomiye iyo kuxigeen

Munaasibada doorashada iskaashatada kaluunka ee Bosaaso  ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland, maamulka gobolka iyo kan degmada,waxaana doorashadan qabatay wasaarada Kaluumaysiga Puntland.

Daawo.