War murtiyeed lagasoo saaray shirkii Garowe uga socday Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee kala ah Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, maadaama Puntland hore xiriir iskaashi ula lahayd Jubbaland iyo Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso war murtiyeed lagasoo saaray.