(Dhegayso)Waraysi: yaa mas,uul ka ahaa dilka Taliyihii ciidamada Iskudhafka ee Gaalkacyo?

Kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa sheegatay mas,uuliyada dilkii taliyaha ciidamada iskudhafka ah ee magaalada Gaalkacyo.
Sanadkii hore sidan oo kale waxaa qarax lagu dilay isla taliyihii isaga ka horeeyay.
Hadaba Mataan Cabdi Mxamuud Taliyaha Saldhiga Galbeed ee cidamada isku dhafka ah ee magaalada Gaalkacyo ayaa wariyaha Puntlando.com ee Bosaaso  Xasan Heykal waxa uu uga waramay sida ay wax udhaceen iyo ilaa iyo haatan cida loo soo qabtay dilka Taliyaha.