Madaxii howlgalada ciidamada isku dhafka ahee gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

Khaliif Nuur Shiil oo ahaa madaxii howlgalada ciidamada isku dhafka gobolka Mudug ayaa u geeriyooday dhaawac ay xalay u geysteen kooxo heysan oo aan haybtooda la garan.

Sarkaalkaan iyo ciidamo la socday ayaa xalay lagu weeraray xaafada Baraxley ee koonfurta magaaklada Gaalkacyo, waxaana rasaas kasoo gaaray dhaawac culus oo sababay inuu saakay ugeeriyoodo.