Maxaa Fashiliyay Shirkiii Garoowe!!! Xaqiiqda Qodobada Laga Wada-hadlay

1. Xaaladda Galmudug ay Kujidho ayaa
qaadatay in Muddo 4 bari natiijo Laga Gaariwaayay.

2. Xeerka Dorashooyinka ee ay xukumadda Ansixiyay oo aan waafaqsaneyn Dastuurka Dalka iyo heshiiskii baydhabo ee Dowladda iyo dowlad Goboledyada Jun 2018, taasi oo Maamuladu Ku doodeen in dib Looga Laabto Hase-Yeeshe Waa Laysku Mariwaayay

3. Sidoo Kale Waxaa Siwayn Looga dooday Sharcigii Batroolka oo Baarlamanka la Hor geeyay iyadoo wax laga badaley Heshiski Dowaldda fedaralka iyo dawlad goboleedyada ee ku saxiixedeen baydhabo Jun 2018, iyadana waa la isla meel dhigi waayay.

4. Deeqaha caalamiga
Deeqaha Beesha caalamka magaca soomaliya lagu keeno si cadaalad dalka loogu qeybin Maamul Kastana Lasiiyo Wuxuu Xaqa Ulahaa iyadana Waa Lagu Kalatagay.

5. Dhameystirka Dastuurka Federaalka ah ee Dalka.
Dawladda dhexe ayaa wada dib u eegis dastuurka iyadoo ay ka maqanyihiin xubnihii dawlad goboleedyada u matali laha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka ,xubnahas oo Dawlad Goboleedyada magacaabeen laskin in ay shaqa galaan loo ogolaan, ayaa Sidii lasyku Waafajin Lahaa iyadana Lagu Kala tagay.