Kenya oo Diyaaradaha Soomaaliya ka imaanaya kusoobrogtay iney Wajeer soomaraan

Dowlada Kenya ayaa joojisay Diyaaradihii tooska ugasoo degayay Nairobo ee ka imaanayay Soomaaliya.

Waxayna soo rogeen in Doyaaraduhu ay soo mraan Magaalada Wajeer halkaasoo lagusoo baarayo intaysan soo gaarin Nairobi.

Laba sano ka hor ayaa qaabkaan la joojoyeyin oo awal Diyaaradaha ka yimaada Soomaaliya waxaa markay soo galaan hawada Kenya ay kusoo degi jireen Magaalada Wajeer halkaasoo lagusoo baaro Diyaarada Iyo rakaabka Pssplradooda, fiisahana lga soo qaayo.

Hada ayay mar kale soo celisay in Diyaaradaha ka yimaada Soomaaliya ay soo maraan wajeer, lama shcin sababa rsmiga ah ee ka dambeysa arintaan ay Kenya kusoo rogtay Diyaradah Soomaamiya ka yimada.

Dowlada Federaalku wali kama aysan hadlin arintaan.

Puntlandi.com
Nairobi