
Exclusive: – Taliyaha ciidamada Ethiopia Gen Birhanu Jula iyo Madaxweynaha Maamulka Oromiya Shimelis Abdisa oo shalay Villa Somalia kulan qarsoodi ah kula yeeshay M/weyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin deg degna Adis Ababa ugu laabtay.
Ilo xogoaal ah ku sugan xarunta Dalka looga taliyo ee Villa Somalia ayaa warsidaha Puntlandi u xaqiijiyey in Shalay galab ee khamiista aheyd 14.01.2021 magaalada […]