Itoobiya oo sheegtay inay qabteen mid kamida Hogaamiyayaasha Tigrey

Getachew K Reda oo kamid ahaa lataliyayaasha sarsare ee Madaxweynihii Tigreyga ayaa lagusoo waramayaa in la qabtay shalay oo sabti ahayd.

Hadal lagasoo xigtay Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa lagu sheegey in la qabtay Getachew K Reda oo mudo lagu taad joogay.

Ciidamada Dowlada Itoobiya ayaa Mudadii u dambaysay waxay ugaarsanay een Siyaasiyiinta Tigreyga.

Puntlandi.com Muqdisho

<