Al-dhabaab oo Shacab ku xasuuqay Wisil

Deegaanka Wisil ee Koonfirta Gobolka Mudug oo Xalay saq Xalay ay Al-shabaab soo galeen ayaa lagusoo waramayaa inuu ka dhacay Xasuuq loo geystay Dhacabka, inkastoo Galmudug aysan dhaacin dhibka soo gaaray Dadka Rayidka ah.

Wariyaha Puntlandi ee Gobolka ayaa ogaadey, Sida ay Dadka Deegaanku la wadaageen in Shacab badan ay ku nafwaayeen Wisil gudeheeda.

Shacabka Deegaanku waxay sheegayaan in Al-shabaab ay laayeen Dad rayid ah halka Dagaalkii looga saaray Maleeshiyaadka Al-shabaab ay dhaæiyeen Khasaare labaad oo Shacabka gaaray, Rasaastii ay isweydaarsanyeen Ciidamada iyo Maleeshoyaadka Argagixisada ayaa khasaare xoogan u geystay Dadka Rayidka ah.

Sida Puntlandi.com ay Xogta ku hayaan Ciidamada Dowlada Puntland ayaa ka qayb qaatay Dagaalka Al-dhabaab looga saarey Wisil.

ugu yaraan 20 rayid ah ayaa ku nafwaayay Nawaaxiga Wisil tan iyo Xalay.

Puntlanfi.com Gaalkacyo

<