Korneyl Saneeya Cabdulle oo Loo qaadey Turkiga

Magaalada Muqdisho waxaa shalay laga dhoofiyay Korneyl Daneey oo todobaad ka hor dhawac kasoo gaaray Qarax lala beegsadey, waxaana loo qaadey Dalka Turkiga.

Korneylka ayaa ka mid ahaa Hogaamiyaha Ciidamada kadoo hor jeeda Madaxweyne Farmaajo, waxaa dhawaciisa lala xiriirinayaa in Villa Soomaaliya ay qayb ka ahayd Qaraxa kala beegsadey.

Wararka ay helayaan Puntlanfdi.com waxaa korneylka dhiifintiiisa qayb weyn ka qaatay Madaxda Hogaamiya Mucaaradka,

Puntlandi.com Muqdisho

<