Sawiro – Kenya oo Riala Odinga uu ka badbaaday shil Helikopter

Gudoomiyaha Mucaaradka Kenya Riala Odinga ayaa ka badbaaday Shil Diyaaradeed kadib markii ay lasoo dhacdey Helekopter.

Shilka cidna kuma geeriyoon, waxaana Odinga ku weheliyey oo lasaaraa Diyaarada Afar Qof oo Duuliyihii kamid yahay, Dhawac fudud ayaana soo gaaray.

Diyaarada ayaa soo dhacdey waxyar kadib markay Hawada aadey, lamana shaacin sababta keentay shilka.

Puntlandi.com Nairobi

<