Breaking — Heshiiskii oo la saxiixay Farmaajo miiska ka maqan

Waxaa si rasmiya loo saxiixay Heshiiskii Doorashada oo uusan qayb ka ahayn Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi.

Raysal wasaare Rooble , Madaxweyne Deni , Axmed Madoobe, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Gudoomiye Cumar Finisha ayaa saxiixay Heshiiska .

Goordhow naga filo Heshiiska

Puntlandi.com

<