Xasan Sheikh oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Shirka Wadatashiga Doorashada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Dheikh Maxamuud ayaa bogaadiyay Shirka Muqdisho uga socda Madaxda Dalka, isagoo kula dardaarmay inay guul ka gaaraan Shirka.

Xasan Sheikh wuxuu sheegay in Umada Soomaaliyeed ay taariikhbu leeyihiin inay Markhaati ka boqdaan Wadahadal walba oo wanaagsan looga hadlayo.

Hoos ka akhriso awarsaxaafadeedka Xasan Sheikh

<