Sawiro , Laftagareen Oo raali galiyay Mucaaradka Cashana ku casumay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa xalay Casumaad u sameeyay Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ay horkacayaan Madaxweyne Hore Shariif Sheikh Axmed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Cashada waxaa kasoo qayb galay Musharixiin iyo Xildhibaanada Mucaaradka waxayna u muuqataa mid uu Laftagareen ku doonayo in la isku Caafiyo lagana mayrto waxyaabihii dhacay Mudadii Madaxweyne Farmaajo iyo Laftagareen ay wada socdeen.

Musharixiinta ayaa dhankooda muujiyay inay ku faraxsan yihiin Casumaada.

waxaa Cashada iyana qaabka ahaa Xildhibaan Mudtafe Dhuxulow iyo Musharax Daahir Geele

Hoos ka daawo Sawirada

<