Shir hordhac u ah Shirka Wadatashiga Doorashada oo saaka la isugu imaanayo

Waxaa Muqdisho kusoo wada xerooday Madaxda Dowlad Goboleedyada, Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe oo u dambeeyay Saaka ayuu soo galay Muqdisho.

Kulanka maanta waxaa looga Arinsanayaa Qaabka uu u furmayo Shirku, Madaxda qaar ayaa qaba in Madaxweynayaashii hore ay kasoo qayb galaan maalinta furitaanka shirka.

Wali macada Mowqifka Raysal wasaaraha ee ku aadan in Madaxweynayaashii hore ay kasoo qayb galaan Shirka Furitaankiisa, waxaana Xusid mudan in Madaxweyne Farmaajo oo horay u hogaaminayay Shirka wuxuu si cad u diidanaa in Madasha ay soo fariistaan Madaxweynayaashii hore.

Wixii soo kordha kala soco halkaan

Puntlandi.com Muqdisho

<