Madaxweyne Farmaajo oo laga yaabo inuu kulanka maanta yimaado

Kulanka maanta dhexmaraya Raysal wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa laga yabaa in Madaxweyne Farmaajo oo yimaado si uu ula hadli Masuuliyiinta shirsan.

Wararka aan ka helayno ilo wareedyo, Madaxweyne Farmaajo wuxuu dalbadey inuu kasoo qayb gali furitaanka Shirka maanta iyo Furitaanka Shirweynaha oo lagu wado inuu furmo Axada.

Kulanka maanta la hadii la isla meel dhigo Qodobada horyaal Shirweynihu wuxuu furmayaa Axada laakiin hadii aan maanta wax la isla meel dhigin Shirweynuhu wuxuu furmayaa wixii Isniinta ka bilowda.

Lama oga waxa uu Madaxweyne Farmaajo u sheegayo Masuuliyiinta shirsan..

Wixui soo kordha kala soco halkaan

<