Tacsi Tiiraanyo leh Alla ha naxariistii Maxamed Xuseen Daaniye oo ku geeriyooday Copenhagen Denmark

Illaahay naxariistii haka waraabiyee waxaa Magaalada Copenhegan Dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Maxamed Xuseen Daaniye Oo maalmahaan Xanuunsanaa.

Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Denmark waxay tacsi Tiiraanyo Xambaarsan u dirayaan Caruuurtii iyo Xaaskii uu Marxuumka ka baxay. Waxaa sidoo kale loo tacsiyaynayaa dhamaan Reer Maxamed Daaniye.

Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo Marxuumka. Aaamiin Aamiin

Guud ahaan Howlwadeenada Puntlandi waxay ka tacsiyaynayaan Geerida Marxuumka waxayna Tiiraanyada la wadaagayaan Caruurtii iyo Xaaskii uu Marxuumku ka baxay.

Illaahay janatul Fardowsa haka waraabiyo Aaamiiin Aaaamiiin.

<