Breaking News-Farmaajo oo shaaciyey inuu hogaaminta Doorashada Wareejiyey

Madaxweynsha Xilkiisu dhanaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu Baarlamaanka Wakhtigiisu dhamaadey u sheegey in uu hogaaminta Doorashada uu ku wareejiyey Raysal wasaare Rooble.

Wuxuu kaloo Baarlamaanka u sheegay in Lagu laabto Teendhada Afisyooni tasoo macneheedu yahay inuu ka laabtay mudo kordhintii.

Puntlandi.com Muqdisho

<