Sagxadii baa lasoo taabtay , Akhriso waraaq kasoo baxdey Wasaarada Arimaha gudaha ” Teendhadii halagu laabto

Wasaarada Arimaha Gudaha ee Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey waxay qaaday talaabo aysan ku farxsanayn kooxaha taageersan Villa Soomaaliya, waxay Wasaaradu ku baaqday in si deg deg ah loogu laabto Heshiiskii 17sebtembar.

Waraaqdaan waxay Muujinaysaa in La arkay Cawaaqiib xumada Mudo kordhintii Madaxweynuhu uu samaystay.

Waatan ee akhriso

<