Beesha Caalamka oo soo dhaweysay ka noqoshada Mudo kordhinta ee Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeele

Kadib markii ay maanta shaaciyeen in Sadexdaan Maamul Goboleed ay ka laabteen Taageeridii Mudo kordhinta ayaa waxaa durba soo dhaweeyey Beesha Caalamka oo ay u horeeyaan Maraykanka iyo Midowga Yurub.

Qoraalo kala duwan oo kasoo baxay Dhuusamareeb iyo Baydhabo ayaa lagu sheegay in Maamuladaan ay kasoo hor jeedaan Mudo kordhinta isla markaasna ay soo jeediyeen in Miiska Wadahadalka lagu laabto.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isna lagu wadaa inuu caawa ka tanaasulo Mudo kororsigii.

Puntlandi.com Muqdisho

<