Xaafadihii Xalay lagu dagaalamay oo jidgooyooyin yaalaan

Degmada Hodan Nawaaxiga Guriga uu degan yahay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaa Xalay ka dhacay Dagaal xabado la oswaydaarsanayay mudo kooban, Nawaaxiga nr ilaa Xamar Sare.

Dawiradaan aad arkeysaan waa wada Taleex iyo Dugsigii Xamar Sare oo Ciid gaduud jidgooyooyin looga sameeyey.

Shiirkolo waxaa wali yaal Jidgooyooyinkii laba Usbuuc ka hor, Mana imaan karaan Ciidamada ama Bileyska Xukuumada Madaxweyne Farmaajo .

Saaka xaaladu aad ayay u degan tahay laakiin waxaa jira cabsi ay Shacabku ka qabaan in markale Dagaal Qarxo kolka lasoo afuro.

Bersha Caalamka iyo Mucaaradku si Adag ayay u cambaareeyeen falalkii Xalay dhacay.

Sawiradaan waa Iskuulka Xamar Sare iyo Maanta sida Jidadku yihiin

<