War Deg Deg Ah— Dagaal la isu adeegsanayo hub culus oo ka socda Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho

Xaafada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada Federaalka ah, Lama oga sababta dhalisay Dagaalka.

Ciidamada Fowlada Federaalka oo diidan Mudo kororsiga ayaa Maanta soo galay Magaalada, macada in Ciidamaas ay qayb ka yihiin Dagaalka, waxaase la xaqiijiyay in Ciidamo Daacad u ah Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Ay maanta ka hortageen Ciidamada soo galay Magaalada, Waxaana loo badinayaa inay sabab u tahay Dagaalka

Xaafada Dagaalku ka socdo waxay Deegaan u tahay Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheikh iyo Shariif Sheikh Axmed,

Puntlandi.com Muqdisho

<