Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Kuraasta la isla dhacay

Waaxda Socdaalka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa saaka weerar kusoo qaadey Ciidamada NISA kuwa dharcadka ah, waxayna bilaabeen iney fharbaaxaan dhaqaalaha Waaxda socdaalka, kuwasoo iyana ugu jawaabay dharbaaxo iyo kuraas ay la dhacaan .

Gacan ka hadalka oo mudo daqiiqado ah socdey waxaa soo kala dhex galay Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi kuwasoo Xaalada dejiyay.

Wararku waxay sheegayaan in Ciidamada Dharcadka ah ay ka yimaadeen Madaxtooyada,

Puntlandi.com Muqdisho

<