Dr.Xasan Cusmaan Buurane oo Xamar lagu dilay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dilay Alla naxariistii haka waraabiyee Dhakhtar caan ah Dr. Xasan Cusmaan oo ku Magac dheeraa Buurane.

Kooxa hubaysan ayaa Dhakhtarka khaarajiyey xili uu ku sugnaa Guri uu leryahay banaankiiss, Sida ay Puntlandi.com u xaqiijiyeen Ehelkiisu.

Dr.Buurane Alla ha u naxariistee wuxuu ku taqaqusay Cudurada ku dhaca maqaarka Bini’aadamka.

Puntlandi.com Muqdisho

<