Shirweynaha Beelaha Hawiye oo Muqdisho ka furmay

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweyne ay Beesha Hawiye uga arinsanayaan Xaalada Siyaasadeed ee Dalka ka jirta.

Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay inta badan Siyaasiyiinta Beesha, Waxgaradka iyo Aqoonyahanada.

Wixii kasoo kordha waan idiinsoo gudbinaynaa.

Puntlandi.com Muqdisho

<