Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo Paris ku geeriyooday

Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi oo kamid ahaa Aasaasayaashii Jubbaland marna ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday Dalka Faransiiska oo uu deganaa.

Marxuumka ayaa waayadaan dambe iska xanuunsanaa, wuxuuna u geeriyooday Xanuun uu la saaka dhacayay waayadii u dambeeyay.

Illaahay ha u naxariistii Samir iyo iimasna haka siiyo Eheladii, Qaraabadii , Caruurtiisii iyo Guud Ahaan Umada Soomaaliyeed.

Aaaaamiiiiin Aaaaaamiiin

<