Madaxweyne Axmed Madoobe oo Taliyayaal Ciidan Magacaabay

Kadib markii Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland uu u goostay Villa Soomaaliya Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu badalay Taliyaasha Ciidamada qaarkood.

  • Sareeye Guure Maxamed Cabdi Sheikh waxaa loo magacaabay Taliyaha Booliska Jubbaland
  • Gaashaanle Sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye Xigeenka Booliska Jubbaland
  • Maxamed Axmed Dabriye Waxaa loo magacaabay Taliyaha JISA , Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay

<