Breaking News— Farmaajo oo dalbadey inuu la kulmo Madaxweynayaashii hore

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo caawa booqdey Madaxweynayaashii hore Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh ayaa codsadey inay la kulmaan isaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Labadaan Madaxweyne ayaa waxay Fariin ka sidaan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuuna Farmaajo dalbaday inuu Villa Soomaaliya kula kulmo Labadaan Madaxweyne Hore.

Caawa ayaa laguwadaa in ay Qoorqoor iyo Guudlaawe ay la kulmaan Madaxweynayaasha hore ayna u gudbiyaan fariinta Ay ka sidaan Villa Soomaaliya.

Ma cada sababta uu Madaxweyne Farmaajo u dalbadey kulankaan, Shirarkii ka socdey Afisyooni Madaxweyne Farmaajo wuxuu diiday inuu laa kulmo ama Miis la fariisto Madaxdaan ,

<